Dareen side podcast
Dareen side podcast
Cabdiphataax Jaamac
Dareen side waa podcast soo gudbiya sheekooyin xiiso leh oo taxane ah, mawduucyo qiimo leh oo si qotodheer aynu u lafa-gurno, dhacdooyin taariikheed. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
E1. Aad baan uga cabsadaa ayeeyday | sheeko la yabaab leh
Saxar waa gabadh 16 jir ah oo la nool ayeeydeed, taas oo hooyadeed iyo aabaheed ay ku dhinteen shil gaadhi. Saxar ayeeydeed markay in mudo la noolaydeed waxay la kulantay arrin amakaag leh kaas oo bedelay dhamaan nolosheeda oo dhan. Fadlan dhamayso sheekada si aad u ogaato waxa ku dhacay Saxar. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Dec 28, 2023
37 min
Muslimiintii ugu dambaysay ee Andalus
Ka dib dhicitaankii dawladdii umawiyiinta ee Andalus waxa ay dawladii u kala baxday talisyo yar-yar oo midba mid col la yahay tan oo keentay in maalinba mid ay qabsadaan dhulkii Andalus imaaradihii Kiristanka ahaa, ilaa ay ka qabsadeen magaaladdii ugu dambaysay ee Qarnaada iyaga oo dadkii Muslimiimta ahaa ku qasbay inay gaaloobaan ama ay ka guuraan dhulkoodii Andalus ama in la laayo dhamaantood. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Dec 17, 2023
21 min
Hordhac
Dareen side waa podcast aynu ku soo gudbino sheekooyin xiiso leh oo taxane iyo goosgoosba leh, ku lafa-gurno mawduucyo qiimo leh kuna soo qaadano falanqaynta dhacdooyinka taariikhda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Dec 15, 2023
43 sec