Dareenside Podcast
Dareenside Podcast
Cabdifataax Diirane
#1. Muslimiintii ugu dambaysay ee Andalus
21 minutes Posted Dec 17, 2023 at 8:35 pm.
0:00
21:36
Download MP3
Show notes
Ka dib dhicitaankii dawladdii umawiyiinta ee Andalus waxa ay dawladii u kala baxday talisyo yar-yar oo midba mid col la yahay tan oo keentay in maalinba mid ay qabsadaan dhulkii Andalus imaaradihii Kiristanka ahaa, ilaa ay ka qabsadeen magaaladdii ugu dambaysay ee Qarnaada iyaga oo dadkii Muslimiimta ahaa ku qasbay inay gaaloobaan ama ay ka guuraan dhulkoodii Andalus ama in la laayo dhamaantood.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.