Dareenside Podcast
Dareenside Podcast
Cabdifataax Diirane
#2. Aad baan uga cabsadaa ayeeyday | sheeko la yabaab leh
37 minutes Posted Dec 28, 2023 at 8:01 pm.
0:00
37:28
Download MP3
Show notes

Saxar waa gabadh 16 jir ah oo la nool ayeeydeed, taas oo hooyadeed iyo aabaheed ay ku dhinteen shil gaadhi. Saxar ayeeydeed markay in mudo la noolaydeed waxay la kulantay arrin amakaag leh kaas oo bedelay dhamaan nolosheeda oo dhan.


Fadlan dhamayso sheekada si aad u ogaato waxa ku dhacay Saxar.


Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.