Dareenside Podcast
Dareenside Podcast
Cabdifataax Diirane
#4 Black Dahlia | kiis dil oo 77 sanno la xalin kari waayey!!
33 minutes Posted Jan 27, 2024 at 12:54 pm.
0:00
33:24
Download MP3
Show notes

Black Dahlia waa kiiska ee aan la xalin ee ugu caansan dalka Mareykanka, dilkan oo ka dhacay magaalada Los Angeles sannadkii 1947-kii kaas oo aan ilaa maanta la garanayn cida uu yahay gacan-ku-dhiigluhu. Kiiskan ayaa xilligaa uu dhacay ku abuuray bulshada argagax iyadoo sababtu ay helay habka bahalnimada ah ee loo dilay gabadha dilkan loo geystay oo la odhan jiray Elithabet Short oo ahayd da'da 22 jir.


Kala soco dareenside baraha bulshada sida:


YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo


Instagram:

https://instagram.com/dareen_side_


Telegram:

https://t.me/Dareen_side


TikTok:

https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg



Waxaad ka dhagaysan kartaa dhammaan madalaha laga dhagaysto podcast-yada sida Google podcast, apple Podcast, Cast box , pocket Cast, podtail, Spotify, Amazon music, Samsung Podcast iwm.


Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.