Dareenside Podcast
Dareenside Podcast
Cabdifataax Diirane
#3 Damaca Itoobiya ee soo-jireenka ahee dhulka soo Soomaalida
32 minutes Posted Jan 15, 2024 at 8:58 am.
0:00
32:56
Download MP3
Show notes

1.1.2024 waxa is af-garad heshiis oo dalka Itoobiya ay dawladda Somaliland ku siinayso saldhig militari iyo deked ay dhistaan ku sexeexday magaalada Adis Ababa madaxweynaha Somaliland iyo madaxweynaha Itoobiya.


Heshiiska oo ah mid Itoobiya lagaga iibsaday badda Somaliland ayeynu isla lafa-guri doonaa.


YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo


Instagram:

https://instagram.com/dareen_side_


Telegram:

https://t.me/Dareen_side


Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.