
Asc kuso dhowow Bonuskii saison Podcast Strategy! Waxan idin diyaariye fikrado podcast waxan rajeneya ina ka faididontan!Arbaca mercredi wednesday walba rendez-vous les amis!
Saisongan ka dib maxa dhici? Podcastka gabigisa baa waan badalaya inshallah sawir ila description marka subscribe gareyso intu ku dhaafin😉Maxan kaga hadli doona? Fikrado shaqo, webka, news,organization, level up iyo...Mars😂 Marki horeba podcast category "personal journal" ayu ku jira waxan uu malen inad ka heli dontan. Miyu soo baxaya arbacada?Haa weliba episodeyo bonus ah ayan idinla qeybsan mar mar.
Hadi ad suggestion qabtan ii sheega voice message oo sujet gaar ah inan so hadal qaado!
Waxan idinka mahad celinaya sida cajiibka ee ad igu xidhan tihin Mashallah us uk xita pakistan hahaha somalidu meel walba way joogta.
Hadi ad ku cusub tahay wll ku so dhowow.
Qeybtan waa qeybitiina wllyal yaan la is dhaafin, idhaha la is qaban, cirka la eegin waa idin la socda 👀
liketa dhac ka si//
subscribe gareyso ama share dhe//
comment/voice message//
Videos Simaneey//
Facebook page yar lakin adu...qushi simaneeysomalipodcast//
Websiteka www.somalipodcasts.com//
Jun 8, 2021
17 min

Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa S01E10 finalkii saisoga! Waxan kaga hadlaya muhimada iyo top5 podcasts somaliyeed ee aan dhageysto.
Podcastyada aan kaga hadlay waa
Somali Book Review//
Somalipodd//
Hawraarsan Podcast//
Miraha-Luulka//
Somali Motivation podcast//
Ad ayan idinka mahad celinaya sida ila socotaan runti😍 Podcastkaaga ku tuuro wll episodeka bonus ayan idin soo wada si fikrado podcast uga qaadataan waana 10 fikradood oo cajiib ah.
Podcastyada halkan aan ku sheegey waa qaar aan dhageystay ama aan la socdo mid walba wax ayan ka faiday aadna wan u salamaya🖐
Podcastka waxan ka dhigaya sabtida maxad ka qabtan?Misa khamiista?
Youtube Simaneey
Facebook simaneeysomalipodcast
Websiteku waa somalipodcasts.com
Jun 1, 2021
14 min

Hee Asc kuso dhowow Simaneey wa S01E09 maanta waxaynu kaga hadlayna OR-GA-NI-ZA-TION saisongeeni podcast strategy!Arbaca mercredi walba new episode la soco...ma khaldin sacada maanta diyaar⌚
Marka wakhti uu heen inad duubtid episode ama hadi ad is weydineysid gorma duubi sabata wad shaqeysa ama hooya tahay (no asmr hahaha).Waxaynu uu bahan PLAN wllyal. Halkan waxan kula wadaagaya fikrado inshallah ka cawin doona inad episodekaaga si fudud uu duubtid oo qorshahaaga ad meel ku qoratid ama ideas/fikrado ad ka baqdi episode ku sameen kartid.Applications badan aya notes sameeya overnote aya ka mid ah ama trello ama buug iyo qalin ba muhimadu waa qor si hadhow ad uu duubtid;)
Hadi ad ku cusub tahay podcastkan so dhowow soo dhageyso episodeyada kale wixi ku canfaca ka dib subs dhac ku si😁
NEXT EPISODE S01E10 waa FINALKII saisongan the last but not least(ha wan jajabsada af englishka) waxan kuso koobey muhimada podcastka iyo waxan idin diyaariye 5ta podcasts somaliyeed ee yaabka badan(la soco episodekaas podcastyo cajiib ah ayan ku sharixi doona oo ad ka heli doontid).
Facebook simaneeysomalipodcast salaantu waa wajiib!waan ogahay episodekii hore sacadu ka dhacday ayad xasuusantihin miya🤣sorry sorry!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com planki episodeyaada waa diyaar waa free download gareyso
💌 [email protected] email
📺 Youtube Simaneey aya ka dambeeya podcastkan??👀
May 25, 2021
14 min

Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast wa s01e08 saisongeeni podcast strategy! Dadku maxay podcasts badan uu sameyan oo maxay ka faidaan?Arbaca mercredi walba new episode la soco...
Luuqad kale hadi ad ku hadashid bilow podcasts kala duwan sameysa why not? Waxad sameen karta in category ad rabtid podcast uu sameysid ka baqdi ad eegtid ka soo baxa nacam ad test gareysid podcastka socda ama ka ad iska deen kartid😉 Qaar 3/4 podcast ayey soo saaran ka baqdi xooga saaran ka ad dhageystayashu ula qabsadaan waa wakhti ad ku save gareneysid intad ku daali lehen fikrado kale.
Hadi ad ku cusub tahay podcastkan so dhowow soo dhageyso episodeyada kale wixi ku canfaca ka dib subs dhac ku si😁
NEXT EPISODE wll waxaynu ka hadlayna OR-GA-NI-SA-TION hadi ad shaqeysid ama ardey ama xaas/hooyo ad tahay side wakhtiga uga faideysan karta sii ad uu duubtid episode? Waxan kugu sheegi next episode ee la soco😊
Facebook soo eeg oo ii sheeg waxad ka qabtid https://www.facebook.com/simaneeysomalipodcast
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga WAA FREE) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib ah aan uu sameeyo podcastkaaga;)
💌 [email protected] email walba waan akhrista with🔍
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
ka raali noqda wakhtigu soo baxay😓😓 sorry sorry runti aad ayan uga xumahay ee sacada aya khalday!
May 19, 2021
11 min

Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast. Wa saison 1 episode7 marka podcastka uu isticmaalno sii aynu uu iib geyno product ama services. Waxay dadka badankood sameyan waa affiliation! hadi intaaso sanadood laga hadlayo affiliation ciyaar maha🤫
Hadi ad ka heshey dhib ma jirto like dhac ku sii😁 hadaad ku cusub tahay wll welcome! Voice message ii dhiga oo fikirka aynu isla wadaagno! BISHAARO BISHAARO wllyaal waxa soo dhow dhamadkii saisongan sii sheegta waxa rabtaan inaynu ka hadalno. 👽 hadi kale mars ayan idin geen.
Next episode S01E08 Maxay laga faida podcastyo badan ina la sameysto?
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 [email protected] email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
May 11, 2021
10 min

Hee Asc wll kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa Saison 1 episode 6 part1 Podcastku marku product yahay sidee lacag looga sameen kara? Arbaca maanta iyo episodekeeni side lacag looga sameya Podcastka?
Ok podcastka nooc walba lacag uga sameen karta marku product yahay nacam marku yahay waxad ad iib geeneysid! Marka kale wa podcastka marka canal uu isticmaleysid nacam waa wadada uu mareysid iib geenta services ama formations etc...
Maanta part1 keena waxaynu ku eegeyna noocyada kala duwan ee podcastka lacag loga sameen karo sida uu iibin kartid episode yaada saisons ama podcastka idil ba😉
One Bonus ah oo cajiib ah ayan dhigey pagadeyda facebook simaneeysomalipodcast
Waxan idin haya Bonus cajiib ah oo idin dhigayo facebook pagadeyda dhibata ina kala heysata facebook ma nacdaan facebook?
Ma aragteen in button voice message soo ceeliyey?🎤 bahal message cajib ah soo duub oo fikirkaaga ka dhibo podcastka saison yaada ama wixi aad igu dari karid ba suggestions...
Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso liketa dhac ka sii👍
Next episode S01E07 Sidee lacag looga sameya podcastka marku ahay canal?
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 [email protected] email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...si caadi iska soo dawo dhib ma leh😉 subscribe dhac ku jiid bes wa kukaa!!!
Hadi ad marki hore ku xidhneed podcastka oo saisongan 10episodes kugu dheeratay waxa imika sii dooran karta topic ama saison kale wixi ad rabtid ina ka hadlo voice message igu soo dir ;) ma saison ayad rabtan misa bila saison oo topics free ah iska qaadana?
May 4, 2021
15 min

Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast Saison 1 épisode 5 waxaynu eegeyna businesska serverada! Maxay raba halkee ku socdan sidee uu isticmalayan podcastkeena?
Wax badan aya laga sheegi kara serverada😁
Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid 😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan.
Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso!
Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada iyo halkee nagu wadaan ayan kaga hadli doona hadu Allah ka dhigo inshallah!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 [email protected] email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
Apr 27, 2021
19 min

Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E04 marka podcast keliga/group ama guest ad sameeneysid difference jira avantages iyo limites ee leeyihin ayan kaga hadlaya! Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁
Podcastku waa cajiib wuxu ku furaya mar walba in dhinaca yar ad kaso baxdid oo maanta hadi ad ku bilowdid podcastkaaga group beri guest uu boodi kartid ama keliga episode ad duubi kartid! Runti sida ad rabtaan ku bilawa wax idin joojin kara oo imaginationkiina ehen ma jiro😉 SKY IS THE LIMIT! Hadi maanta guest ad uu baratay oo biishi mar ad duubtid wax ku diidaya in episodeyo keliga ah ad uu duubtid dhageystayaashada ama mid asxaab isla duubi kartaan.Podcastka hadi maanta 2/3 ku tihin waxa dhici karta in qof arin uu jecleysto uu keligi dadka la wadaago marka wax idin diidaya inad mix gareysan 3da nooc ee podcastka ma jiro😎
Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid 😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan.
Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso!
Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada iyo halkee nagu wadaan ayan kaga hadli doona hadu Allah ka dhigo inshallah!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 [email protected] email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
Apr 21, 2021
18 min

Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E03 waa Saison yaada, sidee looga faida? Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁
Maxay dadku uu sameeyan saison uu jeedada laga leeyahay wa maxay? Dhageyso wax badan ayad ka faideysan karta saison inad uu sameysid saison podcastkaaga.
waqti ayad uu qadaneysa in saison cusub oo dhisan ad sameysid
category kale ayad uu boodi karta nacam wax kale ayad ka hadli karta
waqtigaas waxa ka faideysan karta in hawlo kala ama project kale ad ka shaqeysid (ama ad Bahamas tagtid)
xidhidhika dhageystayasha ayad weyneneysa
Marka ka faideyso mustaqbalkana wa iibin karta saisonyadaada😉
Hadi ad ka heshay like igu sheeg, hadi asxaabta uu dirtid free ba tahay. Hadi ad ku cusub tahay podcastkan wll waa isla anagi so dhowow koob shaah waa diyaar!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com halka ka diwan gali podcastkaaga hadi ad podcaster tahay google is bareysid👍
💌 [email protected] iso dir email
📺 channelkeyga Youtube Simaneey tutorials ka cawinaya podcastka ayan soo dhiga oo kugu tuusa casharo ka faideyso!
Apr 13, 2021
19 min

Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode!
Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya inad dhistid episodeka ad duubeysid si wax dhisan uu noqdo. Koley waxyabo ad garaneysid aya jira oo mar walba ad tidha episodyada marka ad duubeysid sida "salaanta" ka baqdi wixi episodeka ad kaga hadleysey iyo salaanta dhamaadka etc... Halkan waxan ka faideysaneysa inad dhisatid plan ama kan ad ku dayatid 9ka cases ah. Dib uu ilowi meysid waxyalo ad rabtey inad la qeybsatid dhageystayashada. Inad hore uu sameysid plan maxay faido leedahay? Tusaale ex: qeybta 3 ka baqdi waxa dhigi karta music transition ah (music hadhow noqoon karta xayeesis ads mustaqbalka one click uga dhigi kartid) hadi kale waqti badan ayey kugu qaadan inad xayeesis dhigtid episodekaaga ama serverkaagu waqtigu rabo ayu dhigi xayeesis taas oo dhageystayaashada dhibi karta podcastka uu fiicned.
Wayahay wll qeybtan waa qeybtiina hadi suaalo ad qabtan comments ii dhiga somalipodcasts.com waa idin ka jawabi inshallah. Hadi podcaster ad tahay la soco saison strategy podcast wax badan ayad ka faiidi oo kor uu qadaya podcastkaaga.
Waxana submission ku sameen karta podcastkaaga somalipodcasts.com wa free! so eeg... sidu google uu jeclaado podcastkaaga (hahey episode walba pagediisa url ayu leeyahay ka duwan taa serverkaaga ku siyo😉) contact form rss feedkaga kuso dir!
Waxan rajeneya ina ka faidey liketa ha ka tagin😍
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com
💌 [email protected]
Channelka Youtube Simaneey Tutorials ama casharo ayan soo dhiga ka cawiya podcastka
Apr 7, 2021
13 min
Load more
