Simaneey somali
Simaneey somali
Simaneey somali
S01E09 Podcast Strategy! Organization🎯
14 minutes Posted May 25, 2021 at 10:00 pm.
0:00
14:17
Download MP3
Show notes

Hee Asc kuso dhowow Simaneey wa S01E09 maanta waxaynu kaga hadlayna OR-GA-NI-ZA-TION saisongeeni podcast strategy!Arbaca mercredi walba new episode la soco...ma khaldin sacada maanta diyaar⌚

Marka wakhti uu heen inad duubtid episode ama hadi ad is weydineysid gorma duubi sabata wad shaqeysa ama hooya tahay (no asmr hahaha).Waxaynu uu bahan PLAN wllyal. Halkan waxan kula wadaagaya fikrado inshallah ka cawin doona inad episodekaaga si fudud uu duubtid oo qorshahaaga ad meel ku qoratid ama ideas/fikrado ad ka baqdi episode ku sameen kartid.Applications badan aya notes sameeya overnote aya ka mid ah ama trello ama buug iyo qalin ba muhimadu waa qor si hadhow ad uu duubtid;)

Hadi ad ku cusub tahay podcastkan so dhowow soo dhageyso episodeyada kale wixi ku canfaca ka dib subs dhac ku si😁 

NEXT EPISODE S01E10 waa FINALKII saisongan the last but not least(ha wan jajabsada af englishka) waxan kuso koobey muhimada podcastka iyo waxan idin diyaariye 5ta podcasts somaliyeed ee yaabka badan(la soco episodekaas podcastyo cajiib ah ayan ku sharixi doona oo ad ka heli doontid).

Facebook simaneeysomalipodcast salaantu waa wajiib!waan ogahay episodekii hore sacadu ka dhacday ayad xasuusantihin miya🤣sorry sorry!

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com planki episodeyaada waa diyaar waa free download gareyso

💌 [email protected] email 

📺 Youtube Simaneey aya ka dambeeya podcastkan??👀