Simaneey somali
Simaneey somali
Simaneey somali
S01E07 Podcast Strategy!Sidee Podcast lacag looga sameya part2 Simaneey somali
10 minutes Posted May 11, 2021 at 10:00 pm.
0:00
10:28
Download MP3
Show notes

Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast. Wa saison 1 episode7 marka podcastka uu isticmaalno sii aynu uu iib geyno product ama services. Waxay dadka badankood sameyan waa affiliation! hadi intaaso sanadood laga hadlayo affiliation ciyaar maha🤫 

Hadi ad ka heshey dhib ma jirto like dhac ku sii😁 hadaad ku cusub tahay wll welcome! Voice message ii dhiga oo fikirka aynu isla wadaagno! BISHAARO BISHAARO wllyaal waxa soo dhow dhamadkii saisongan sii sheegta waxa rabtaan inaynu ka hadalno. 👽 hadi kale mars ayan idin geen.

Next episode S01E08 Maxay laga faida podcastyo badan ina la sameysto?

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!

💌 [email protected] email walba waan akhrista with☕

📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...