Feker Xora
Feker Xora
Abdiqani Abdillahi Aden
SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay
27 minutes Posted May 8, 2021 at 1:37 pm.
0:00
27:37
Download MP3
Show notes
Waxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska.