Feker Xora
Feker Xora
Abdiqani Abdillahi Aden
SE01EP03: Doorka qoraagu ku lee yahay bulshada
33 minutes Posted Apr 25, 2021 at 5:45 pm.
0:00
33:40
Download MP3
Show notes
Qoraa Faarax Maxamuud oo ku caan ah Sheeko-Xariiro oo noogu casuuman episode-kan waxa uu si guud u ga hadlayaa qoraalka iyo qoraaga iyo doorka qoraagu ku lee yahay bulshada.