Talo Walaal
Talo Walaal
Talo Walaal Podcast
Talo Walaal waa meel culumada ugu talo gashay in bulshada Soomaaliyeed loogu faa'iideyo. Waxaa ka baxo cashiro diin iyo talooyin bulshada noloshooda ku horumariyaan. Culumada Talo Walaal wixii kala joogaan aduunka meelo ka kala fog lakiin waxaa inoo fududeeye internetka iyo baraha bulshada inaa diinta iyo aqoonta ku faa'fino. Waxaa soo baxay dad diinta Islaamka dhalinyarta qalad ka fahamsinayo oo isugu jiro gaalo iyo dad aan diin heysan oo af Soomaali ku hadlo. Sidaa darteen halkaan waxaa ka heli karta culumo kala duwan iyo cashiro badan oo diinta Islamka ku saabsan iyo arimaha bulshada
Islaamka iyo Aragtida Aqoonta
Islaamka iyo aqoonta, maxay tahay wuxuu islaamka aqoon u aqoonsan yahay muxuuna uu aqoonsada?
Jul 7, 2022
1 hr 54 min
Kitaabka Usuul Al iimaan, Dersiga 1aad
Dersiga soo jeediyey Sh. Abdirazak Sugulle Mohamed
Mar 10, 2022
1 hr 6 min
Khudabadda Jimacaha: Diinta Toosan
Waxaa Khudabaddaan Jimacaha soo jeediyey Sh. Abdirazak Sugulle  Moha
Feb 26, 2022
14 min
Xaquuqda Waalidka
Waa muxaadiro ku saabsan xaquuqda waalidka. Waxaa inoo soo jeedinayo Sh Qaasim Cabdi Hayaan
Feb 8, 2022
21 min
Burburinta Doodaha Suna Diidka
Sarsigaan wuxuu ku socdaa burburinta doodaha dadka suna diidka ah
Sep 9, 2021
1 hr 12 min
Islaamku Ma Diin Caalmi Ah Baa?
Waxaa darsigaan inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirahman Bashir
Aug 31, 2021
3 hr 47 min
Caqliga Sidee Buu Islamku U Arkaa
Waxaa bulshada Soomaaliyeed ku soo batay dad aaminsan in caqligooda ka muhiim sanyahay diinta Islaamka. Waxaa darsi ku saabsan caqliga iyo sida islamku u arka waxaa inoo soo jediyay Sh. Abdulkadir Warsame iyo culumo badan oo baaraha bulshada dacwada ka wado kheyr Allah siiyo culumadeena 
Aug 12, 2021
1 hr 54 min
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.10 (final episode)
Qeybtii 10'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Aug 8, 2021
1 hr 6 min
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.9
Qeybtii 9'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Aug 8, 2021
1 hr 3 min
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.8
Qeybtii 8'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Aug 6, 2021
1 hr 5 min
Load more