Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu ku qaaday Afgaanistaan, Ciraaq iyo wada mo kale balse haatan maxey tahay hami uu la heeyay Soomaaliya? Waxaa la falanqeyn doono Cumar Macalin Axmed oo bartay culuunta siyaasada ahna wariye ku nool dalka Sweden.
Ajandaha barnaamujka:-
1. Muxuu Mareykanka ciidan Somalia ugu dirayaa?
2. In ka badan 40-sano Mareekanka waxa uu duqeymo ku hayay Somalia?
3. Ma u ektahay in howlgalada Mareenka ee Somalią ay fashilmeen, sida Trump uu horay u sheegay in Somalią aysan shaqeynin sidii laga damacasanaa, ciidan badan ay ku dhinteen?
4. Doorska dowlada Somalia
5. Shabaqa uu Mareekanka uu ku tuurtay Somalią ma moodaa in lala tuurtay?
Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay.
Available listening platforms Podcast
Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo
#Talk2mePodcast #Maqalnews
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
May 29, 2022
30 min

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota.
Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:-
Siyaasada
Ammaanka
Xiriirka dowlada dariska
Fadaraalka
Faragalinta dowlada shisheeye
Arinta Al-shabaab
Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
May 17, 2022
24 min

Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu. Available listening platforms
Podcast AnchorAvailable listening platforms
Podcast
Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay
Social media contacts:
Facebook.com/MohamedAyaanle2
Twitter.com/mohamedayaanle
Instgram.com/mohamedayaanle
SnapChat: Ayaanle19
TikTok: MohamedAyaanle
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Oct 5, 2020
1 hr 5 min

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay. Available listening platforms
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
Social media contacts:
Facebook.com/MohamedAyaanle2
Twitter.com/mohamedayaanle
Instgram.com/mohamedayaanle
SnapChat: Ayaanle19
TikTok: MohamedAyaanle
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Sep 25, 2020
30 min

Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray.
Available listening platforms
Podcast
Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay
Social media contacts:
Facebook.com/MohamedAyaanle2
Twitter.com/mohamedayaanle
Instgram.com/mohamedayaanle
SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Sep 18, 2020
43 min

Waxaa barnaamijka iigu marti ah maanta Zakarie Hussein oo aan kasoo wada shaqeyney idaacadii GBC ee magaalada Muqdisho. Zakarie ayaa ila wadaagaya wixii uusoo joogay mudadii uu xamar ka shaqeynay iyo wixii ugu yaabka badnaa.
Available listening platforms
Podcast
Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay
Social media contacts:
Facebook.com/MohamedAyaanle2
Twitter.com/mohamedayaanle
Instgram.com/mohamedayaanle
SnapChat: Ayaanle19
TikTok: MohamedAyaanle
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Sep 11, 2020
39 min

Mohamed Hassan Beezaani oo ah sawir-qaade/wariye madax banaan mudo dheerna kasoo shaqeeyay warbaahino kale duwan ayaa maanta iigu marti ah barnaamijka waxaan usoo joogay. Beesaani ayaa soo arkay dhacdooyin aad u xanuun badan markii uu maalin maalmaha ka mid si uu u guto shaqadiisa la kulmay dhacdo aad u xanuun badan.
Available listening platforms Podcast
Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Sep 7, 2020
31 min

Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kasoo bogsooday coronavirus balse dhibaato xoog leh kala kulmay markii uu ku dhacay.
Available listening platforms
Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Sep 4, 2020
35 min

Todobaadkaan waxaa podcast-ga ila falanqeyn doono Abukar Omarson oo ah dhaqaalayahan mudo badan ku sugnaa dalkaan sweden haatana ka shaqeeya wasaarada shaqada waxa uuna la taliye ka yahay xafiiska wasiirka shaqada ee dalkaan Sweden.
Abukar ayaa nala wadaagaya wixii usoo joogay intii uu dalkaan bilowgii waxbarashadiisa ilaa uu xafiis dowladeed ka shaqeeyay.
Labo sano ka hor ayuu Somalia kasoo shaqeeyay Abuukar isgoona nala wadaagi doono wixii uu kusoo arkay. Dhamaadka barnaamijka ayuu sidoo kale Abuukar kaga sheekeyn doonaa rajooyinka mustaqbalka dhow u muuqdo.
Available listening platforms
Podcast
Anchor
https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify
https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts
https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Breaker
https://www.breaker.audio/isomalinews
Google Podcasts
https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
Pocket Casts
https://pca.st/8hi99g8g
RadioPublic
https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Aug 29, 2020
46 min

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden.
Mohamed Nuur waa Siyaasi aadna u fahma dhalinyarada saameyna ku leh siyaasada dalkaan marka ay timaado Soomaalida. Ka bogo wixii uusoo joogay gaar ahaan Podcast-ga waxaan ku eegeynaa dhanka waxbarashada, siyaasada gaar ahaan soomaalida dalkaan Sweden ku sugan.
Available listening platforms
Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo
#Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Aug 27, 2020
44 min
Load more