Somali Book review Podcast
Somali Book review Podcast
Somali Book review
Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books. Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen, qaarka laga qoray Soomaalida iyo buugta caalamka intaba. Nagala soo xidhiidh barta Twitter @SomBookPodcast
12- A woman of firsts; Edna Aden
Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay haldoor iyo hogaan u ahayd ololayaal badan oo bulshada Soomaliyeed wax ka badalay, waxa ay u joogtay dhacdooyin badan oo 60 kii sanno ee na soo dhaafay muhiim u ahaa samaysanka ummadda Soomaaliyeed. Buuga kani waa xusuus qorkeedii oo ku daabacan afka ingiriiska oo Soo baxay 2019kii. Edna saw first-hand how poor healthcare, lack of education and ancient superstitions had devastating effects on Somaliland’s people, especially its women. When she suffered the trauma of FGM herself as a young girl at the bidding of her mother, Edna’s determination was set.The first midwife to practise in Somaliland, Edna became a formidable teacher and campaigner for women’s health. As her country was swept up in its bloody fight for independence, Edna rose to become its First Lady and first female cabinet minister.She built her own hospital, brick by brick, training future generations in what has been hailed as one of the Horn of Africa’s finest university hospitals
Dec 7, 2023
21 min
11- Jirrida Baambuuga (ساق البامبو)
Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga.
Dec 5, 2023
10 min
10- The Yibir of Las Burgabo
The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada isir sooca. waa dhigane ku qoran af-ingiriisi waxana qoray Maxamuud Geeldoon. 
Oct 21, 2022
13 min
Book 9 - The Fortune Men by Nadiifo Maxamed.
The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021. 
Oct 12, 2021
28 min
Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa)
Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa).  Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida.  kala xidhiidh 🌍www.somalipodcasts.com. 
Oct 12, 2021
21 min
Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale
Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm. 
Feb 20, 2021
19 min
Book 6 - From a crooked rib by Nuruddin farah
Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii. 
Feb 20, 2021
12 min
Book 5- Mogadisho Memoir by Hassan Abukar
Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015.
Jan 9, 2021
9 min
Book 4- Dhibbanaha aan Dhalan by Cawl
Buugga afraad waxa wada gorfaynayna aniga iyo saaxiibkay Cali casimaan. Dhagaysi wacan.  the fourth Book (the unborn sufferer) is reviewed with my friend Ali. 
Jan 5, 2021
11 min
Book 3 -Hidden Life of Trees - Nolosha Dahsoon ee Geedaha
Review of Hidden life of trees (Nolosha Dahsoon ee Geedaha) by Peter Wollhoben. 
Jan 2, 2021
8 min
Load more