QORSHAHA NOLOSHA Ep:1
QORSHAHA NOLOSHA Ep:1
Ali Mire Ahmed
Waxaa bilowday Podcast Cusub oo Aan ugu Magac bixinay Qorshaha Nolosha ..Si,guud Ujeedada iyo Hadafka Barnaamijkaani Waxaan rabnaa inaan dhisno ,Bulsho Fahansan Qorshaheeda Nololeed Si,aan Uga badbaadno Qorxumo Haysata dadkeena taas oo keenta Guuldarooyin waa wayn oo ku yimaada Maaraynta noloshaiyo Habdhaqanka'Barnaamijka waxaa daadihinaya Ustaad Ali Mohamed Jama
QORSHAHA NOLOSHA
Ee Barnaamijka Qorshaha Nolol ee Aynu ku dhisayno Qaabka Aynu U wajahayno Qaab dhismeedka qoyskeena iyo Halkaynu kabilaabayno,Qoys fahansan..Qorshaha nololsha waayo hadaynaan,Hayn qoys tababaran oo fahansan dhaqanka iyo diinta Hadii aynaan raadin qof toosin kara qof ama labo waxaainaku adkaanaysa, inaan reer dhan ama Bulsho dhan aynu dhisno
Jan 4, 2024
6 min
QORSHAHA NOLOSHA
DESCRIPTION :Marka Aad dhisayso qorshaha Nololasha kabilow Bay,adda kugu xeeran sida qoyskaagaCiyaalkaaga iyo Tirarka qoyskaaga soo dhis Marka hore si,aad uhesho Bilow waxku,oolah oo kaa saacidi kara inaad bulsho dhamaystiran oo Aad ushaqayso kadibna aad AbuurtoRuux garanaysa Qorshaha nolosha ee u noqon karta Albaab ay kasoo baxaan dad fahansan Qorshe nololeedkooda,,
Jan 4, 2024
7 min
QORSHAHA NOLOSHA
Qaybta ugu Horays ee Barnaamijkan waxaa uu Kaga hadlaynaa inaan qofkasta uu Helo qorshe nololeed oo uu kuhagaajin karo ruuxdiisa si uu unoqdo qof isku kalsoon oo lagu dayankaro ilamarkaasna leh Awood qofnimo iyo (Mental) muuqada oo la orankaro waa qof wanaagsan oo bulsho Hogaamin-kara''
Dec 27, 2023
7 min