Nimco Noor
Nimco Noor
Nimco Noor
Waxaan ku soo gudbin doonaa sheeko xariirooyinka carruurta, haddii ay ahaan lahayd mid ay wax ka bartaan iyo mid medodaalo ah intab. La soco si joogto ah barnaamijyada Barbaarinta.
Sheekadii Diin iyo Dawaco
Sheekadan carruurtu waxay ka baranayaan, in is laweynidu ay tahay wax aad u xun, sidoo kale dedaalka laga miro dhaliyo uu guul ku dhammaado.
May 18, 2021
7 min
Heesta hurdo hurdooy kaalay
Waa hees loo qaado ilmaha yar, marka uu seexanayo.
May 3, 2021
1 min