Miraha-Luulka
Miraha-Luulka
Hamdi Habi
Welcome to Miraha-Luulka Podcast where we talk about non-talkable topics in Somali Community. Kusoo dhowoow Miraha-Luulka podcast, waxaan uga hadli doona mawduucyada bulshada soomaaliyeed aysan kahadlin.
Ragganimada Qalafsan/Toxic Masculinity.
Qaybtaan waxaanu ku falanqayn doonaa ragganimada qeybteeda qalafsan ama xun.
Oct 3, 2021
20 min
Kufsiga/Rape
Qaybtaan waxaan kaga hadlaynaa Kufsiga iyo sida bulshada soomaalidu ula macaamisho dhacdooyinka kufsiga.
Sep 18, 2021
37 min
Caada Dhaqameed
Caada Dhaqameedka soomaalida.Somali cultural norms.
Feb 16, 2021
22 min
Balwadda/Drugs
Qaybtaan waxa aan uga hadlaynaa balwadda ama maandooriyaha dhibaatada ay ku hayso bulshadeena. In this part we discuss about drugs specially Kaat and its effects on Somali community.
Jan 4, 2021
25 min
Baraha Bulshada/Social Media.
Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa faa'iidooyinka iyo khasaaraha Baraha Bulshada.In this episode, we talk about the advantages and disadvantages of Social Media.
Nov 8, 2020
33 min
Jinsi-Takoor
Qaybtaan waxa aan kaga hadlaynaa Takoorka ku aadan Ragga iyo Dumarka.In this episode, we talk about gender discrimination in Somali community.
Oct 17, 2020
33 min
Nolosha Qurbaha
Qaybtaan waxa aan kaga hadlayna nolosha qurbaha, faa’iidada iyo dhibaatada is dhinac yaal iyo saamaynta ay ku leedahay dhalinyarada iyo qoysaska soomaaliyeed.on this episode, we talk about the Somalis diaspora, it's advantages and disadvantages, and also how that affected Somali families and youth?
Oct 2, 2020
35 min
Waa Maxay Takoor?
Qaybtan waxaan ku falanqayn doonaa Takoorka ama faquuqa Gaar ahaan Muuq-Takoorka bulshada soomaaliyeed dhexdooda ka jira.in this episode, we discuss discrimination and we focus on physical discrimination in the Somali community.
Sep 14, 2020
27 min
Hordhac/introduction
Hordhac aan ku sharaxayno waxa uu yahay Podcaska Miraha-luulka iyo mawduucyada aan uga hadli doono.
Sep 4, 2020
6 min