Waxaan helay codkaan aan la duubay marhore caruurta haba u ahay Mar aaan islaha xasuusa la samee waxaana jeclaystay in aan idinalwadaago ka raalinqoda su'aalaha hhh wareersan oo aan caruurta waydiinayey aadban uga mahad celinayaan Abdirizaq ,Muna , Rahma in ay ahaayeen marti sharaf quruxbadan Dhagaysi Wngsan 🥰
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Aug 24, 2022
7 min

Marwalba oo tahay qof waxkabarta dadkale khaladaadkooda waxaatahy qof dariiq fududa qaada .Talooyin kan waxaan ugutalagalay qofwalba oo idhagaysta In uu waxkabarto insha Allah Dhagysi wngsan ♡
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Mar 25, 2022
31 min

“What you do makes a difference, and you have to decide what kind of difference you want to make.” - Dhagaysi wngsan ♡
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Mar 12, 2022
23 min

In aan nafteena iyo Nafaha kale Isbarbardhignu waa sida ugu wanaagsan ee aan ku qiimeyn karno horumarkeena laakiin maaha in ay noqoto mid aad naftaada ku qiima dishid,
Dhagaysi wngsan ♡
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Feb 19, 2022
14 min

Waxaan dareemna mar un Nolosheena kamida xaalada qaybteen waxay noqdan kuwa booska maran karaadiya xiriirada Sunta ah halka kuwa kalena ay karaadiyan in ay maandooriyaadha ku daboolan inteena kalana waan la noolana Anogoo raadinayna Qofkaa ama shaygaa buuxin laha daloolka na ga dhex furan se idinka idinwaydiine taasi Ma Xalka saxda ahbaa mise waxbaan aafada kabadali karnaa ?????
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Jan 14, 2022
20 min

Dhagaysi Wcn ♡
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Dec 25, 2021
20 min

Dhagaysi Wacan ♡
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Dec 21, 2021
11 min

Aragtida Gabdhaha maanta iyo Sodohda
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Dec 10, 2021
35 min

Naftadu kaalinteee kaga jirtaa noloshaada 😶
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Oct 30, 2021
22 min

Shahaadada master’s degreeka ma waxaa ubaratay ama ubaranaysa in aad ku labisato mise in aad garaad kurdhisato ? Ma dadaruuf baa kugu kaliftay? Wakhtiga ug munaasabsan in la bilaabo ? Dhamaan su'aalaha waxaan kaga jawaabayna Xalqadeena maanta
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
Oct 15, 2021
19 min
Load more