Maan kobciye
Maan kobciye
Ser Shakir
Ujeedka podcast wa in aan ku soo gudbinno horumarinta shaqsiyeed, maandhiska, hal-abuurka, isbedelka , guulaha iyo taaariikhdooda bulshada haldoorkooda ah, si ay inoola wadaagaan safaradooda iyo casharada aynu ka baran karno ama khibrad ahaan. Sido kalena dadku uga helaan talooyin iyo taxanayaal u hoga tusaaleeya hayaankooda nololeed ay ku jiraan noocyadiisa kala duwan!
Episode kan wuxu ku saabsan yahay ( life balance, mentorship and productivity ) ustaad mubarak hadi
Isago muuqaal ahna kasoo daawo barta youtube e ( maan kobciye ).   
Oct 1, 2022
1 hr 5 min
Wa kuma hogaamiye ( Ustaad Yusuf noor )
Episodenkan wuxu ka hadlayaa hogaamiyaha iyo  sadexda qaybood e u kala baxo, hadaad doonayso wax badan inaad ka barato dhagayso podcastigan.  Sido kalena muuqaalkiisa waxad kasoo daawan kartaa barta youtube ee maankobciye . Mahadsanidiin
Sep 22, 2022
53 min
Waraysigii oo dhamaystiran ustaad ahmed darwish ( kobcinta maskaxda )
isago daawasho ahna waxad kasoo helaysa qaybta podcast aan ku leenahay youtube ( maankobciye )
Sep 18, 2022
1 hr 18 min
Hordhac
Ser Shakir
Aug 27, 2022
25 sec
Saamaynta fikirka iyo sidaad isbedel u abuuri kartid
Xalqadan cusub aan kasoo jaray qaybta youtube isago dhamaystirana halkan ka daawo ( Youtube= maankobciye ) waxad ka baranaysaan sida ay isula shaqaynayaan hab fikirkaaga iyo hadafkaaga markaad hiigsanaysid haddaad qorto kuna celceliso waxad doonayso. Waxa daadahaynaaya aniga iyo ahmed darwiish.. Guulaysta dhamaantiin. 
Aug 27, 2022
6 min