Maamul Wanaag
Maamul Wanaag
Somali Public Agenda
Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge
35 minutes Posted May 29, 2022 at 4:00 pm.
0:00
35:33
Download MP3
Show notes

Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku dhintaan. Dib-u-heshiisiin dhab ah iyo is cafin ma dhicin. Is-aaminaadda bulshadana waa mid hooseysa. Dowlad-dhiska Soomaaliyana weli waa mid curdun ah. Maxkamadaha ayaa ku yaalla magaalooyinka iyadoo dadka oo dhan aanay dacwadahooda geysan. Odayaasha dhaqanka ayaa qeyb weyn ka qaata xallinta khilaafyada.

Marka dowlad burburtay dib loo dhisayo, mid kamid ah siyaabaha xal loogu helo dhibaatooyinkii dhacay waxaa loo yaqaannaa Cadaaladda Xilliga Kala Guurka oo afka Ingiriirka lagu yiraahdo Transitional Justice. Podcast-gan waxa ay Dr Axmed Cali Khayre iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan cadaaladda xilliga kala guurka iyo sida colaadihii dhacay loo bogsiin karo.

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

· Email us at [email protected]

Thanks for listening!