Maamul Wanaag
Maamul Wanaag
Somali Public Agenda
Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya
42 minutes Posted May 14, 2022 at 2:00 pm.
0:00
42:14
Download MP3
Show notes

Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee soo socota.

Podcast-gan waxa ay Dr. Axmed Cali Khayre iyo Mahad Waasuge ku falanqeyneyaan arrimaha mudnaanta u leh Soomaaliya oo ay tahay in dowladda cusub ka shaqeyso.

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

· Email us at [email protected]

Thanks for listening!