Maamul Wanaag
Maamul Wanaag
Somali Public Agenda
Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka
33 minutes Posted Feb 14, 2022 at 7:00 am.
0:00
33:05
Download MP3
Show notes

Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa meel dhexe. In ka badan 100 xildhibaan ayaa la doortay. Muddada lagu heshiiyay 9-kii January 2022 waxa ay ahayd in 25-ka February lagusoo qabagabeeyo doorashada. 

Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa  kaalinta bulshada rayidka ee doorashada. Waxaa marti ku ah Sainab Xasan iyo Axmednur Cabdullahi Axmed.

Sainab Xasan waa Aasaasaha iyo Agaasimaha Guud ee Somali Gender Equity Movement. Axmednur Cabdullahi Axmed waa mid kamid ah culimada Soomaaliyeed. Labadooduba waxa ay xubno ka yihiin Guddiga Bulshada Rayidka ee Hufnaanta iyo Ilaalinta Habraaca Doorashooyinka 

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

· Email us at [email protected]

Thanks for listening!