Luuqa Ayaan
Luuqa Ayaan
Ayaan
Hadal badan haamo mah buuxsho balse hadal murti leh hami buu ku galiyaa. Grab you tea and lets talk☕️.
Usage of Social Media in the Somali Community🤳🏽
Maanta waxaan ka hadli doona sida ay soomalidu u isticmaasho social media. The negative usage of social media in our community and how it effects us all. Dhagaysi wacan!!.
Oct 2, 2020
24 min
Part 2- Shukaansiga Maanta Jira💕
Waxaan ka hadli doona maanta wiilashu waxay kala kulmaan gabdhaha markay shukaansanayaan ama guursadaanba. Dhagaysi wacan!.
Sep 18, 2020
24 min
Shukaansiga Maanta Jira💕
Waxaan ka hadli doona maanta gabdhuhu waxay kala kulmaan wiilasha markay shukaansanayaan ama guursadaanba. Dhagaysi wacan!.
Sep 11, 2020
28 min
Luuqa Ayaan (Trailer)
Sep 5, 2020
58 sec