Ladnaan Podcast
Ladnaan Podcast
Fatumo & Sagal
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast
#55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka
Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay? Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST  
Apr 21, 2024
24 min
# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa
Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST  
Feb 26, 2024
32 min
# 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka
Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka?Goorma ayaan bilaabeynaa?Miyaan u baahan nahay in da' walbo aan si u barno?Maxaa inoo shaqeeyay?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST  
Feb 18, 2024
42 min
# 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.
Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro fac naxariis iyo jaceyl wax lagu baray iyo ineey u arkaan waxbarasha mid socota oo aan dhamaaneyn. Bal nala dhageysta xalqadan xiisaha leh. Nala soo wadaaga ra'yigiina, idinkoo Instagram keena @LADNAAN_PODCAST  noogu soo diraya. La wadaaga walaalihiina Ladnaan podcast. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST  
Nov 15, 2023
1 hr 2 min
#51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka
Waxaan xalqadaan ku wareeysan Ubah Adan oo ah waalid, macalin iyo maamule iskuul. Ubah waxeey si fiican u kala dhigdhigeysaa dowrka uu macalinku ka cayaaro ilmaha ama ardeyga mustaqbalkiisa, waxbarashadiisa, iyo habdhaqankiisa. Iyo weliba muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka iyo macalinka. Waxaad kaloo maqli doontaa anagana ra'yigeena. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST  
Oct 15, 2023
1 hr 2 min
# 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan?
Kusoo dhawaada xalqadan oo aan kaga hadleyno sideey ahayd sedexdii sano ee lasoo dhaafay, maxeeynu baranay, iska baranayna, sidee buu noqon mustqabalka Ladnaan podcast?Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCASTHeesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   
Sep 10, 2023
34 min
# 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada
Qof walba wuu jecel yahay inuu helo farxad iyo ladnaan. Laakiin sida uu qofka uu raadiyo weey kala gedisan tahay. Haddaba qeybtan waxeey ku saabsan tahay sida aan ku heli leheen ladnaanta nolosha. Iyadoo uu qofku u baahan yahay inuu naftiisa qiimeeyo doorarka nolosha ee saaran. Waxaan kaloo hadleynaa sida aan anagana isku qiimeynay.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected] 
Aug 20, 2023
37 min
# 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan
Su’aal aan anaga isweydiiney waalid badana ay is weydiinayaan ayaa ah sideey caruurteeba u sameeysan karaan saaxiib wanaagsan. Saaxiibada muhiim ayeey u tahay caruurta, waxayna ka bartaan dad la dhaqanka, waxeeyna nooga baahan yihiin inaan hagno. Waxaan isku dayeynaa inaan xalqadan kaga hadalno da’da kala gedisan iyo saameynta asaxaabta iyo sideey waalidka u hagi lahaayeen caruurtooda. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Jul 7, 2023
43 min
# 47: Xusuus wanaagsan la samee caruurtaada
Xalqadeena maanta waxeey ka hadleysaa sidaan xusuus wan wanaagsan ula sameeyn lahayn caruurteena, iyo muhiimada ay leedahay xusuusta wan wanaagsan in la isla sameeyo.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Jun 11, 2023
37 min
# 46: Daryeel Bulsho - Wareysi aan la yeelanay Qoraaga Abdukadir A. Mursal
Xalaqadeenaan waxaan wareeysi la yeelanay qoraaga buuga Daryeel Bulsho. Waa buug xambaarsan aqoon guud iyo wacyi galin ku saabsan caafimaadka maanka, anagoo ku xuseyna bisha May oo ah bisha caafimaadka maanka.  Abdukadir wuxuu xalqadani noogu sheegayaa talaabooyin ka hortrag ama ka daba tag xagga caafimaad xumida ku yimaada maanka. Haddii aad dooneyso inaad iibsato buuga Daryeel Bulsho kala xiriir Abdukadir: [email protected] horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
May 21, 2023
46 min
Load more