
Somali musicHeestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
Sep 22, 2022
5 min

Yassin Axmed Digfeer.Dadkii kala gado qarsadaWaxbaa ka dhex guuxayeeGar-baan kuu dhiganayaaGudoonkuna waa adigeeGar-eex lama doonayeeGarawso waxaan ku dhahoNin gob ah ood gacal tihiinWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInuu gurigoo cidlo ahSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanu gartaa laheynDar-daarankii waad gafteeAdoo fasax gaaban tageyMaxaa GOBLE kaaga xidhanMa geel-baa kuugu dhalay-----------------------------------------Adoon gurro iyo canaan Adoon gacan iyo dil qabinAdoon gaajiyo dhib aragAnoo Guri kuu sharaxayGasiinkuna kuu dhex-yaalWiliba Gobanimiyo sharafAdiga guudkaaga sudhayWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInaan gurigoo cidlaaSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanan gartaa laheynDardaarankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagey Maxaa GOBLE kaaga xidhan Ma geelbaa kuugu dhalay.
Sep 7, 2022
6 min

Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Aug 28, 2022
3 min

AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
Aug 17, 2022
10 min

Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Jul 11, 2022
10 min

Axmed Aarshe-fino lama abuureWAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
Jun 22, 2022
8 min
Load more

