Hircast
Hircast
Mohamed Somali
Ku soo dhawaada dhegistayaal Podcast-kan cusub ee HirCast. HirCasta Barnaamijyada ka bixin doona kuwaada ugu mudan waxaanu diirada ku saari doonoo arimaha dhalinyarada iyo ka hadalka sheekooyinka mudan.
E4: La kulan Sakariye Cali Jaamac.
Da'diisa oo yar ayuu alifay ganacsi kasoo noqday mid guulaystay Barnaamijka Gudihiisa ayaa guulaha uu gaadhay iyo Caqabadihii ugu waaweynaa ee soo maray.
May 19, 2021
13 min
E3: Waydiimaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Qeybtii 2aad.
Todobaadkan Mar kale barnaamijka waxaanu migrifanka la dhex qaadi doono shicibka ku dhaqan magaalada hargaysa kuwaas oo aanu ku waydiin doono su'aalo diini ah.
May 6, 2021
10 min
E2: Waydiinmaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Magaaladda Hargaysa.
Waydiimaha Bisha Barakaysan waa barnaamij aanu bulshada ku dhaqan magaalada hargaysa ku waydiinayno waydiimo diini ah.
Apr 15, 2021
14 min
E1: La kulan Fatuush Arts.
Waa tuma fatuush arts, muxuu yahay xidhiidhka ka dhaxeeya shaqadeeda iyo farshaxanka, qeybtee ayey sida gaarka ah diirada u saartaa? waxay su'aalahaas oo dhan kaga jawaabaysaa barnaamijkan dhagaysi haboon.
Mar 31, 2021
17 min
Hordhaca HirCast
Waa hordhaca codbaahiyaha HirCast oo ah madal kulmin doonta haldoorka dhalinyarada soomaalida iyo soo bandhigida halabuurkooda. Dhugo wax badan!
Mar 21, 2021
35 sec