Feker Xora
Feker Xora
Abdiqani Abdillahi Aden
SE01EP01 Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga
30 minutes Posted Mar 12, 2021 at 1:28 am.
0:00
30:47
Download MP3
Show notes
Dawladnimada waxa saldhig u ah sharci. Xalqaddan waxa Garyaqaan Mubaarig cabdi ka warramayaa "Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga." Sidoo kale waxa aannu ku eegaynaa Soomaaliland iyo heerka ilaalinta sharciga iyo u hoggaansankiisa.