DHAWAQA AMINA , EP 1
DHAWAQA AMINA , EP 1
Amina Fm
Dhawaqa Amina waa podcast cusub oo ay idiin soo gudbin doonto wariye Amina Muuse Weheliye, qeybtani waa tan ugu horeysa oo furitaan u ah DHAWAQA AMINA (AMINA'S SOUNDS)
DHAWAQA AMINA: Saacidaada qofka dhimirka ka xanuunsanaya
DHAWAQA AMINA waxaan kaga hadlayaa qeybtan oo furitaan u ah qeybo badan oo soo socda, sida ay tahay in aanu u caawinno qofka bulshadeena ka mid ka ah, ee dhimirka ka xanuunsanaya.
Aug 10, 2020
6 min