
Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya
Doodda waxaa ka qayb galaya wasiir Aadan Aw Xirsi, Dr Hodan Ciise & Wasiir hore Maxamed Mukhtaar
Aug 10, 2022
1 hr 46 min

Wacdaraha Axadda kala haysta Horseed & MCC oo isku haleelaya koobka Super Cup-ka ee Soomaaliya
Benzema ma ku guulaysan doonaa ballon d'or sanadka 2022
Ronaldo oo sii joogi doona Old Trafford
Jun 4, 2022
19 min

Faaqidaadda Ciyaaraha:
Maalinta kala baxa ee gabagabada horyaalka Ingiriiska (Ma Man City ayaa guulaysan mise Liverpool ayaa koobka leh)
Taageerayaasha Tottenham oo war farxad leh uu soo yeeray
Diyaargarowga & abaabulka tartanka horyaalka Soomaaliya
Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda
May 21, 2022
19 min

Waxyaabaha aan ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah geeridii tababarihii kooxdii Madbacadda Qaranka ee Soomaaliya, taariikhdadiisii oo ay ka hadlayaan Mukhtaar Cuti, Sakariye Baliile & Abuukar Islow oo ka mid ahaa xiddihii kubada cagta ee Soomaaliya.
Saameynta dagaalka Ukraine iyo ciyaaraha Yurub & warar kale oo xiiso leh
Feb 26, 2022
13 min

If Omicron turns out to become the dominant variant but causes less severe disease, could that be good news? We are discussing this with health professionals.
Dec 9, 2021
1 hr 31 min

TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women
Dec 9, 2021
2 hr 55 min

Dood Cilmiyeed ku saabsan waa Noocee nidaamka dawladnimo ee Soomaaliya u baahan tahay?
Oct 17, 2021
1 hr 30 min

Talyaaniga oo xalay ku durduriyey Turkiga & wararkii ugu dambeeyey ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda
Jun 12, 2021
15 min

Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah
Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa taako loo dhigay, qaarna afka ciida loo taabsiiyey
Wadahadaladii Tottenham iyo tababare Conte u dhaxeeyey oo tilaabo horey u qaadi waayey
Portugal iyo Spain oo taladoodu tahay marti galinta ciyaaraha aduunka 2030.
Jarmalka iyo taatabanda ciyaaraha Euro 2020
Xidiga Premier League-ga ee sanadkan oo la tilmaamay
Tusmooyinka suuqa kala iibsiga ciyaaraha iyo qodobo kale ayey tabin doonaa ee ku soo durka mar kale iyo faaqidaada ciyaaraa
Jun 5, 2021
14 min
Load more
