
Asc wr wb so dhawadaa dadkeyga. Mantaa waxa kaa hadli doona. Sidaa aad iskaga joojin lahed qof aan ku so jeedin ina kaa dabaa caararto.
Ileen qofkan hado allah ku qoraay, madan dareemin ina oo bahantahay inaa soo jidaadit. Marka waxa inala wadaaga waxa aad oo bahantahay ina sameeyso. Sii aad iskaga dhafto dhaqankas. Iyo sidaa ku aqbaali lahed qadartada. Iyo waxu allah ku qadaaray inaad oga baaqin qof kale inu kaa qaato.
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
Feb 7, 2023
25 min

Asc wr wb
Soo noqaasho wanaagsan asxbta. Mantaa waxa kaa hadli doona dhawaca aad soo martaay sidaad oga guudbi kaartit. Iyo muhimyaada eey ledahay inaad kaa guudobto.
Waxa so hadal qaadi doona, waxyalaha qaar oo dhici karo. Markaad aqbaasho dhawacaga ineey kaa guuleystan. Iyo dhibka eey ledahay markaad is dhiibto.
Wiiligaga waxaad ahata dhiiri giiliyahaga ogu kowaad, naftadana waxa dhiib oo keenayo kaa ilaali marwalba naftaada.
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
Jan 28, 2023
20 min

Soo nooqosho wacaan asxbta.
Gabadhina soo laabatay, oo maanta iidin waado body shaming ama jir ceebayn. Miidka aad oo taaqanan ba. Mantaa waxaan kaa hadli doona body shaming ama jir ceebayn waxu yahay. Iyo dhaqaankas somali hada naahay inu oo nagu badaanyahay. Anagana waxa kaa dhiigane wax caado ah ama normal iska ah. Dadka wax weeyn aktooda kama aha ineey qof kale jiirkisa wax xuun ka sheegan ama ku tilmaaman. Manaa laa yaabayo sababto qof walba oo somali ah wuu laa qabsade ama wuu ku soo kooray meel oo qofka jiirkis luga hadlayo. Marmarka qaar qofka hado caato yaahay ama oo cayiilanyah ayaba naanees looga dhiiga. Lkn wiiligina maa ku fiikirteen ina eey jiiran dhaalinyaro oo hada soo baxeeyso. Oona depression ama xanuunka kaale kaa qadaay ina jiirkoda wax laga sheego. Waxa jiiro dad oo heer eey is maantijiyan marwalba gaaray. Ama dad oo cuuntadi kaa gooay, ama isku daayayo careemo wiijiga cayiilinayo mise wax laa miid ah ineey isticaamalan. Sii eey umaada oo caaynin kiiliya.
Waxaas wax wanaagsan ma ahaan, inaa iska juujino waye, ileen qof raabi laaha ubadkoda ooynaayo inu arko malaahan. Kaa soo qaad waxaa aad sameeyneysit hada ubaadkaga lagu sameeyo. Adiga maxa dareemi laahed? Ileen waliid walba waxa jiirkisa kaa soo gooay, oo cuunugoda ah oo dhiib maraayo umaa adkeeysan karan. Marka hada maxa dadka kuu kaalifaayo ayaaga ineey dhaqankas xuun ku dhaaqman?. Waxa raajeeyna muduucan inaad kaa heeli doontan, oona wax badaan kaa faiidi doontan.
Meelaha aad igala soo xariiri kartan
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/hudalzmail/
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/hudalzmail?
Facebook: Huda Lzmail
Tiktok: https://www.tiktok.com/@hudalzmail?lang=sv-SE
Feb 17, 2022
17 min

Asc wr wb
Asxbta wa gabadhina huda oo soo laabtaay. Maanta waxa idiin wada muuhimyada eey leedahay ina xaduud yeelato. Naftada oo yeel xaduud sii eeysan dadka kale kugo tumaan. Sababto ah qof hadaba mar kaa ogalaato, sideey rabaan ineey kula dhaqman dhawac aya ka soo gaari doono. Qofna kuma qiimeyn doono, ileen adiga aya naftada siin weeyde qiimaha eey mudaantahay.
Meelaha aad igala soo xariiri kartan
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/hudalzmail/
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/hudalzmail?
Facebook: Huda Lzmail
Tiktok: https://www.tiktok.com/@hudalzmail?lang=sv-SE
Feb 11, 2022
19 min

Asc dhamaan dadka igu xiiran. Qalbiga maa ka soo jabaay? Niyaada maa laga soo dilaay? Maanta waxan idiinla qeebsan doona siirta aniga qaaska ii ah iyo sidaan aniga oga gudbaay qalbi jaabka igu soo dhacaay. Shaantan wax aan kula qeebsan doono , hadad sameeyso waxan huuba inaad iloowi doontit dhawaca ku soo gaaray. Iyo daambo inaad dhawaac oo jifaan oona aad uu murgiin. Waxa rajeeyna inaad kaa heshaan siirtaa aan inaala qeebsaday, oona aad tijaabin doontan shaanta wax aan idiin sheegay. Dhageeysi wacan asxbta quruxda badan.
Meelaha aad igala soo xariiri kartan
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/hudalzmail/
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/hudalzmail?
Facebook: Huda Lzmail
Tiktok: https://www.tiktok.com/@hudalzmail?lang=sv-SE
Feb 7, 2022
26 min

Muduuca maanta aa iidin waado aba ah fuurin. Waxan kaa hadli doona somali hada nahay, inaa fuurinka aan ceeb kaa dhignay. Iyo aqadabaha eey laa kuulman dhalinyarada fuurinka soo maro. Dhibka eey leedahay ina anaaga kaa dhiignayo eeriga fuurin wax xuun. Iyo sidaa anaaga guurka wax waanagsan ooga dhiigne balse aa fuurinka xuumeeyne. Marka waxa rajeeynaya gabdho badaan iyo wiilal badaan ineey dhageestan qebtaan, aadna wiiliba wax kaa faiidan.
Madaama anaga ah dhaliinyada ama generationka cusub, anaga aya isku daayi kaarno inaa badaalno wax walba. Anaga kaa dhiigi karto waxa ceebta ah ineey ceeb sii ahan. Ubadkeena mustaqbalka aduunka eey kuu noolaan laahayen inaa anaga oo fuududeeyno waye. Madama anaga ayee masuulyadas naa saraantahy, ileen anaaga aduunkan keenay ubadka allah kaa suukow. Marka aan dhaqamada qaar badaalno hada somali naahay. Oona dhibaatenka aan kuu heeyno dumarka ama raaga fuurinka soo maaray aan ka juujino. Divorceka ama fuurinka lagu sheegayo ceeb ma aha, you shouldn't be a shamed.
Meelaha aad igala soo xariiri kartan
Instagram: Huda’s Diary Podcast (@hudas_diaryy) • Foton och videoklipp på Instagram
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/hudalzmail?share_id=MURGRTBE&locale=sv_SE
Facebook: Huda Lzmail | Facebook
Tiktok: Huda Lzmail💫🦋 (@hudalzmail) TikTok | Titta på Huda Lzmail💫🦋s senaste TikTok-videor
Feb 1, 2022
17 min

Asc wr wb
Kiiligag inaad daagto maa ku fiikirte? Maanta ayan kaa hadli doona sidad oo daagi karto kaaligaga, iyo waxayala aad kaa fiikireyso inaad sameeyso intaa aadan daagin kaaligaga. Wax yarana waxa kaa hadli doona somalida waxeey ka amiinsantahay ina kaali laa dagnanood. Sibo marka tahay gaabar oo kaaligeda daagan oona noolasheda meel kaa soo saraatay. Dhageeysi wacan.
Jan 17, 2022
23 min

Asalamaleykum wa raxmatulah wa baraakato
Dhawac intaad dareenten maa is dhahde qof kale ayan ku iloowaya dhawaceeyga, mise isku mashqulina? Maanta taas idinkala hadli raba iyo inaad oo bahntahay inad naftada bogsiiso awal intaad qof kale noolashada ku so dariin. Qalbigaga inaad awal kaa tiirto dhawaca iyo dhibadada soo martaay sii aad noolal aad oo qurux badaan aad oo heesho.
Jan 13, 2022
22 min

Chapter 6: Signs that shows your relationship is over| Calamada ku sheegayo xariirkarka inu dhamaday
Wa walashina huda oo marlabad soo labaatay, mantaa waxa ka hadli doona calamadaha lagu ogaado marka oo lamanaahaga kaa taagi rabo. Sidu oo kula dhaqmi doono qofkas iyo waxyaala iska ilaalin lahed. Iya inaa aqbaalno ruunta iyo waxeey indhaheyna naa tuusayan guys.
Jan 10, 2022
20 min

Mantaa waxa ka hadli doona singelnimada ina eey cadi tahay. Somali hada nahay waxa la qabsaneey ina gabdha ama wiilka eey iska guursadan. Qofki single ahna wax ka qaldan ama qof raabo aba jiirin. So waxa jeceleste ina ariintan yara taabano. Ceebna ma ahan singlenimada, waxa rajeeyna ina kaa heeshan qeebtan dhageeysi wacan.
Jan 6, 2022
24 min
Load more
