Songs daily Stream
Songs daily Stream
Amina Sounds
Sahra, Bashiir Cali Xuseen
6 minutes Posted Jun 6, 2019 at 1:10 pm.
0:00
6:45
Download MP3
Show notes
Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka mid ahaa kooxihii Seria A-da ee dalkeena ee kubbada koleyga ciyaari jiray Maxamuud Cali Calasoow (Jaani Dheere) filimka waxaa dhigay kooxda Iftin ee wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta hase yeeshee nasiib xumo, lama soo bandhigin, sidaasna waxaa ku dhacay dagaalladdii sokeeye ee dalka.
Heestaan waxay ahayd xudunta filimka, waxaa erayada u sameeyey Daahir Jimcaali, halka uu xalankana ku laray isla Bashiir Cali Xuseen.
Heybad Radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee radiyaha.