Songs daily Stream
Songs daily Stream
Amina Sounds
Heyna kala walwaalin, (AUN) Seynab Cabdullaahi Boostaale HINDHISO & Saciid Khaliif Cali
9 minutes Posted Jun 6, 2019 at 12:11 pm.
0:00
9:01
Download MP3
Show notes
Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid tahay heeso xul ahaa oo aad loo jeclaa, haye yeeshee nasiib-darro, badanaa heesta qolayaha Youtube-ka gashaday waxeey qaldeen, magaca fanaanadeennii heesta qaaday oo ahayd Saynab Hindhiso, oo midba cidduu doonay ku sheegay.
HEYBAD RADIO, ka dhageyso Itune & spreaker, ama baraha youtube iyo facebook uu ku leeyahay radiyuhu.