Maamul Wanaag
Maamul Wanaag
Somali Public Agenda
Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya
33 minutes Posted Jun 26, 2022 at 1:00 pm.
0:00
33:24
Download MP3
Show notes
Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa. 

Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro ayaa dhawaan la magacaabi doonaa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya.

Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Dr Afyare Cabdi Cilmi oo ah Agaasimaha Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Waxa uu Dr Afyare kamid yahay qorayaasha warbixin uu machadku daabacay ee lagu falanqeeyay dhismaha golaha wasiirrada. 

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

· Email us at [email protected]

Thanks for listening!