Maamul Wanaag
Maamul Wanaag
Somali Public Agenda
Falanqeyn Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya
28 minutes Posted Aug 23, 2021 at 8:00 am.
0:00
28:25
Download MP3
Show notes

Dhawaan waxa aan daabacnay daraasad muddo sanad ah socotay oo lagu baarayay hannanka maaliyadda federaalka Soomaaliya. 

Cilmibaaristaas waxa hoggaaminayay  Farxaan Isaaq Yuusuf oo ah Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda. Farhan iyo aniga oo warbixinta wada qornay ayaa ka sheekeysan doonno nuxurka natiijada kasoo baxday cilmibaarista. 

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

· Email us at [email protected]

Thanks for listening!