Galka Baarista
Galka Baarista
Ali Salad
Heshiiska Wasaaradda Gaashandhigga iyo Shirkad Shisheeye
15 minutes Posted Jan 22, 2020 at 1:25 pm.
0:00
15:41
Download MP3
Show notes

Ku soo dhawaada barnaamijkii Galka Baarista oo ku saabsan heshiis ay wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya la gashay shirkad gaar ah oo fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta. Harun Macruuf ayaa inoo haya.


Harun Macruuf