Galka Baarista
Galka Baarista
Ali Salad
Sida Dharka Ciidamada uu ku Gaaro Shabaab
11 minutes Posted Jan 22, 2020 at 8:06 am.
0:00
11:58
Download MP3
Show notes

Ku soo dhawaada Galka Baarista oo ah Barnaamij dabaggal ku saabsan oo ku aaddan dhacdooyinka dhaca ee u baahan in si qoto dheer looga hadlo.


Barnaamijkan oo aad VOA ka dhageysan doontaan, ayaa toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sidey kooxda Shabaab ku hesho dharka ciidamada dowladda oo ay weerarada u adeegsato. Haaruun Macruuf, ayaa soo diyaariyay soona jeedinaya.

Haaruun Macruuf