"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali /  "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية -  "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال Podcast

"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال

Tze-John Liu
==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ====  (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer) ==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic,  Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ==== (الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)
"Rabitaan baa Qalbiyadeena kuugu jira adiga, Rabbiyow"(Ingiriis).3gp
في قلوبنا شوق لك يا رب / "There is a Longing in Our Hearts for You, O! Lord".3gp
Mar 27, 2021
4 min
Video
Soomaali - "Martiqaad ku Baro ciise Shaqsi ahaan".3gp
"Invitation to Know Jesus Personally" - Somali (Soomaaliga, af Soomaali).3gp
Mar 12, 2021
5 min
Video
Afka Soomaaliga - "allabariga dhiigga" -"Qisooyinkii Nebiyada".3gp
Somali Language - "Blood Sacrifice"- "Prophets' Story".3gp / "ذبيحة الدم" - "قصة الأنبياء"
Mar 12, 2021
5 min
Video
==== Luuqadaha Waaweyn ee Lagu Hadlo Afka Soomaaliga /  Major Languages Spoken in Somali =====
==== Luuqadaha Waaweyn ee Lagu Hadlo Afka Soomaaliga / اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية =====.
Mar 11, 2021
2 min
Video
[1]. Somali Masiixi (Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp
[1]. صومالي مسيحي - منى والتر مرقاطفور / Somali Masiixi(Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp ///. 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.
Feb 23, 2021
5 min
Episode 120: Heesta Injiilka Soomaaliyeed   - "Ciise weligiis ma dhaco" .3gp
Somali Gospel Song - "Jesus Never Fails".3gp //1 KORINTOS : CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi.3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo.4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro,5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro,6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta.7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa.8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa.9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa.10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan.11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey.12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay.13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.
Feb 23, 2021
3 min
Video
Soomaali Christian Heesta - "Ciise waa boqor".3gp
"أغنية صومالية مسيحية - "يسوع ملك / "Jesus is King" - Somali Christian Song.3gp. ///. YOOXANAA-- CUTUB 1 1.Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah. 2. Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii. 3. Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis. 4. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka. 5. Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin. 6. Waxaa jiray nin xagga Ilaah laga soo diray, magiciisuna wuxuu ahaa Yooxanaa. 7. Isagu wuxuu u yimid markhaati furid, inuu u marag furo nuurka, inay dhammaan xaggiisa ka wada rumaystaan. 8. Isagu nuurka ma uu ahayn, laakiin wuxuu u yimid inuu nuurka u marag furo. 9. Kaasu wuxuu ahaa nuurka runta ah oo iftiimiya nin walba oo dunida yimaada. 10. Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga. 11. Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga. 12. Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay, 13. oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah. 14. Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.
Feb 17, 2021
3 min
Video
Hees Cusub oo Injiil Soomaali ah
New Somali Gospel Song / جديد أغنية الإنجيل الصومالية.mp4 ///.
Feb 17, 2021
8 min
Video
Soomaali Cibaadada Muusig.mp4
Somali Gospel Song - "Guuloow Ilaahow" (Qasiido Masiixi ah).mp4
Feb 17, 2021
3 min
Video
Heesta Injiilka Soomaaliyeed.mp4
Somali Gospel Song / الصومالية الإنجيل كلمات.mp4
Feb 17, 2021
4 min
Video
Load more