Abubakar Mohammed
Abubakar Mohammed
Abubakar Mohammed
Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada
32 minutes Posted Nov 5, 2022 at 9:38 pm.
0:00
32:40
Download MP3
Show notes

Qabta 6aad: Ka farxi dadka:

In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:

Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale.

Sida aad u beddeli  lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn.
Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad  u soo jiidatid.
Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga.
Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay jecelyihiin.