Abubakar Mohammed
Abubakar Mohammed
Abubakar Mohammed
Raaxada Ruuxda 2 - Ku Raaxayso Noloshaada
17 minutes Posted Oct 17, 2022 at 8:17 am.
0:00
17:28
Download MP3
Show notes

Marka aan raadiyay waxa ay ku raaxaysato ruuxdu, waxaan oggaaday qofka kaliya oo ii sheegi kara jawaabtaas in uu yahay midka abuuray ruuxda iyo dadka oo dhan; Allaah, kadib waxaan ka baaray Qur’aanka iyo sunnada, waxaan oggaaday in ruuxda aysan raaxaysanaynin illaa marka ay u dhowaato midka abuuray, Allaah! Waxaan soo qaadan doonnaa qaybtan:

  • Macaanka uu leeyahay iimaanka iyo sida aan u heli lahayn macaankaas.
  • Raaxada salaadda laga helo iyo sida aad ugu raaxaysan lahayd salaadda.
  • Deggenaanshaha qalbiga halka laga helo.